Lionel Messin Oo Muddo 3-Bilood Ah Laga Ganaaxay Kubadda Cagta Ee Caalamiga Ah
August 3, 2019 - Written by admin
Kabtanka kooxda qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa muudo 3 bilood
ah laga mamanucay cayaaraha kubadda cagta ee caalamiga ah, ka dib markii Koobka Qaramada Ameerica uu ku tilmaay mid musuqmaasuq daashada
Weeraryahankan Barcelona u dheela ayaa kaarka casaanka loo taagay cayaartii dhexmartay iyaga Chile, taas oo 2-1 ay Argentina ku guuleysatay balse Messi ayaa markii dambe yiri ” koobka Brazil ayaa iska leh”