“Wasiirka Warfaafintu Shalay Wuu Mirqaan Hadley..” Xoghayaha Guud Ee Waddani
August 4, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka jawaabey eedeymo shalay uga yimid Gudoomiye Ciro wasiirka warfaafinta Somaliland .
Xoghayaha ayaa sheegay in shalay wasiirku mirqaan Hadley isla markaana edeymihii uu xisbiga Waddani u jeediyey ee aheyd in jabhada Caare xisbigaas ka mid aheyn ay cadeynteeda uga fadhiyaan oo ay dacwad u gudbin doonan baarlamaanka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan