berberatoday.com
Xildhibaan Mahad Salaad Oo Katirsan Baarlamaanka Dawlada Xamar Oo Madaxweyne Muuse Biixi Uga Mahad Celiyay Cafiska Uu Ufidiyay Maxaabiis Galmudug Kasoo Jeeda Oo Budhacasd Badeednimo Ku Xukunaa
August 4, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Mahad Salaad, oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa madaxweyne Muuse Biixi, uga mahad celiyay cafiska uu u fidiyay maxaabiis budhcad badeed ah oo Hargeysa ku xidhnaa.

“Waxaan halkaan mahadcelin aad u balaaran uga dirayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi cafiska uu u fidiyay dhalinyaro 19 ah oo kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo muddo 9 sano ah ku xirnaa Jasiirasada Seychelles kadibna loo soo wareejiyay Somaliland.

Dhalinyaradaas iyaga oo aan dhamaysan mudadii lagu xukumay ayaa Madaxweynuhu cafis u fidiyey, siina daayay. Runtii waa go’aan geesinimo leh oo uu ku dhiiraday Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waana ku mahadsanyahay.” XIL. Mahad.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews