Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishukuur Oo Bulshada Somaliya U Iftiimiyey ‘Halis Ka Daran Al-Shabaab!
August 4, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Siyaasiga Cabdiraxamaan Cabdishakuur Oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliya ee sida wayn uga soo horjeeda maamulka madaxwayne farmaajo ayaa si cajiiba sheeko ugu iftiimiyey dad ka halis badan Ururka Al-shabaabka gumaadkana ku haya umadda Soomaaliyeed.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebookga wuxuu ku sheegay in dadka iska dhigaya inay shacabka wax u qabanayaan ee weliba siraya ay ka halis badan yihiin kooxaha xagjirka ah.
Qoraalka Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishukuur ayaa udhignaa Sidan;