Jaamacada Hargeysa Oo Ku Guulaysatay Inay Ka Mid Noqoto Ururka Jaamacadaha Africa.
August 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jaamacada Hargaysa University ayaa ku guulaysatay in ay kamid noqoto ururka jaamacadaha Africa.
Arinta ay ku guulaysatay jaamacada dawlada Somaliland ee Hargaysa University ayaa noqonaysa talaabo guul u ah Somaliland taasi micno ahaan ah in ururka jaamacada Africa aqoonsaday Somaliland
