berberatoday.com
“Hadalka Wasiirka Warfaafintu, Wuxuu Ina Tusayaa Sida Aanay Xukuumadu Uwada Socon”Siyaasi Cali Guray.
August 6, 2019 - Written by admin

Siyaasi Cali Guray Oo Wasiirka Warfaafinta Ugu Baaqay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo Eedihii Uu Xisbiga Wadani Kula Dul Dhacay.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed yuusuf (Cali guray) Oo kamid ah xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay hadal kasoo yeedhay wasirka warfaafinta jsl Maxamed muuse diiriye oo Uu dhawaan si qaawan ugu weeraray xisbiga wadani kuna eedeeyay in jabhada caare tahay farac kamid ah.

Siyaasi cali ayaa lafo gur kusameeyay hadalka wasiirka  isaga oo  sheegay in hadal wasiirku bulshada reer somaliland tusayso sida aanay xukuumada biixi uwada socon wax talo ahna aanay u yeelanin.

Dhanka kale siyaasi cali guray ayaa wasiirka warfaafinta ugu baaqay in raali galin ka bixiyay hadalkaa deel qaafka ahaa ee kasoo yeedhay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews