berberatoday.com
Shan Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dib Uhelay Xoriyadoodii Iyo Sababta Hal Xildhibaan Wali Uxidhan Yahay!
August 7, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Lix kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmaday gabiley oo mudo ku xidhaa magaalada hargaysa ayaa maanta Shan kamid ahi ay dib uheleen xoriyadoodii marka laga reebo hal xildhibaan oo wali isagu xidhan.

Xadhiga  xildhibaanada ayaa waxaa ka danbayay wasaarada arimaha gudaha oo ku doodaysay in ay ka hor yimaadeen wareegto uu soo saaray wasiirka arimaha guduhu taasi oo uu ku mamnuucayay kalfadhiyada golayaasha deegaanka iyo in aanay gabi ahaanba xilka ka qaadi Karin maayarada dalka.

Shanta xildhibaan ee maanta lasii daayay ayaa kala ah

1;Xildhibaan xasan Maxamed Axmed Dhagjar

2;Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor

3;Xildhibaan Mahdi Maxamed Xaashi

4;Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Faarax

5;Xildhibaan Buraale Mawliid

Sidoo kale waxaa  wali xarunta C,I,D Ku xidhan xildhibaan Iid xasan cabdi oo aan si rasmiya loo ogayn waxa kalidii loogala hadhay xildhibaanadii kale.

Majirto wax hadal oo kusaabsan siidaynta xildhibaanada oo kasoo baxay xukuumada iyo dhinaca Xildhibaanada Lasiidaayay toona

HADABA FAAH FAAHIN KU SAABSAN CIDA SIIDAYSAY XILDHIBAANADA ,DOORKII WASIIRKA ISGAADHSIINTA, IYO XAQIIQADA SHURUUDO LA SHEEGAY IN AY XUKUUMADA KU XIDHAY SIIDAYNTOODA

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews