Dablay Hubaysan Oo Markii Labaad Weerar Kusoo Qaaday Laamaha Dawlada Ee Magaalada Laascanood.
August 7, 2019 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Waxaa habeenkii xalay markii labaad xalay lasoo weerar goobo kamid ah gudaha magaalada laascanood kuwaasi oo dhawaqa rasaasta laga maqlayay gudaha magaalada .
Halkan ka daawo muuqaalka warkan