berberatoday.com
Rag Xabsiga Kala Bixi Lahaa Cabdi Maxamud Cumar Ilay Oo La Qabtay
August 8, 2019 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynihi hore ee deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa loo haystaa falal kala geddisan oo ka dhacay deegaanka Soomaalida oo ay ka mid yihiin dilal, jirdil, barakicin, gooba ganacsi iyo kaniisado lagubay dacwado la xiriira.

Haddaba wargeyska the reporter oo ka soo baxa magaalada Addis Ababa oo soo xigtay ila xog ogaal ah ayaa qoray in la qabtay shaqsiyaad damacsanaa iney Cabdi Maxamuud Cumar xabsiga ka sii daayaan.

Ragga la qabtay ayana la sheegay iney damacsanaayeen iney qorshahooda fuliyaan 5-ta August oo ku beegneyd Isniinti la soo dhaafay marka Cabdi maxkamadda laga soo celiyo iney falkooda fuliyaan.

Afaafka hore ee xabsiga uu Cabdi Max’uud Cumar uu ku xiran yahay ee Qaaliti oo ay shaqsiyaadkaasi gaari dhigteen askarta Tiraafikada ayaa ka dalbaday iney meesha ka dhaqaaqaan, raggi gaariga watayna waa ay diideen amar ay askarta siiyeen, ciidamada oo gaariga ka shakiyey oo damcay iney baaraanna waxay sheegeen iney kooxda baabuurka wadatay ay askarta rasaas isdhaafsadeen.

Dhowr ka mid ah dadki howlgalkaasi qaybta ka ahaa inkasta oo ay baxsadeen haddana waxay ciidamadu gacanta ku dhigeen intooda badan oo ay haweeney ku jirto.

Xilliga ay arrintan dhaceysayna Cabdi Maxamuud Cumar wuxuu ku maqnaa maxkamadda dacwaddiisa lagu eegayey.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews