Gudoomiyihii Hore Ee Banka Somaliland Cabdillahi Xaaji Jaamac Oo Geeriyooday
August 9, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii hore ee Baanka Dhexe Jamhuriiyada Somaliland Marxuum Cabdillahi Xaaji Jaamac imikana ahaa Lataliyaha gudoomiyaha Baanka ayaa Dalka Maleysia oo Daaweyn Caafimaad loo geeyay ku geeriyooday,
Allah Ha Unaxriiste Marxuum Cabdillahi Xaaji Jaamac ayaa Gudoomiyaha Banka Somaliland ahaa xiligii Xukumadii Madaxweyne Siilanyo isaga oo xilkaas hayay mudo sanado ah sidoo kale waxa uu Marxuumku gudoomiyaha Banka Kasoo Noqday Dawlada Xamar Xiligii uu Madaxweynaha ka ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed.