Wararkii U Dambeeyay Ee Dedaalkii Odayaasha Dhaqanku Ay Doonayeen Inay Ku Soo Afjaraan Arrinta Col. Caare Iyo Jabhadiisa!
August 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa aan weli si rasmi ah loogu guulaysan dhammaystirka dedaalo ay wadeen odayaal ka tirsan madaxda dhaqanka ee Beelaha Garxajis oo la doonayay in lagu soo afjaro jabhadda uu horkacayo Col. Caare ee ku sugan deegaano ka tirsan gobalka Sanaag.
