berberatoday.com
Aragtida laba Agaasime oo Somaliland ah: “Muranka Badda ee Kenya iyo Somalia”
August 10, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Axmed Abokor Maxamed, ayaa qoraal uu 7dii bishan Ogoosto soo dhigay bartiisa Facebook ku yidhi: “Kenya xaq ayey u leedahay in ay difaacato xuduudeeda badeed, ha lugu ixtiraamo!”

Hase ahaatee, Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cumar-sayid Cabdillaahi Aadan, ayaa qoraal uu isna maanta soo dhigay bartiisa Facebook waxaa uu ku yidhi: “Hadii Kenya ay qaadato bada kismaayo oo ay u dhabawdo arintaasi, waxa soo bixi doona dawlado kale oo bada hungureeya.

Sidaas markay tahay, Somaliland iyo Somalia wixii ka dhaxeeya ee is hayn ah waxa ka wayn waxa walaaltinimada ah ee ka dhaxeeya.”Ayuu Yidhi  Agaasime Cum,ar-sayid

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews