Kornayl Caare Oo Soo Bandhigay Qodobo Ay Isla Meel Dhigeen Odayaasha Dhaqanka Ee U Tagay
August 14, 2019 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Kornel Siciid Cawil Jaamac (Caare) ayaa faahfaahin ka bixiyey wada-hadallo uu kula jiro dawlada Somaliland,
isagoo ugu horyna tacsi udiray dad dhawaan lagu laayay deegaanka ceel-afwayn
Korneyl Caare ayaa sheegay in isaga iyo dawlada Somaliland ay u socdaan wada-hadallo guul laga gaadhay