Daawo Muuqalka”Gudida Qabanqaabada Xuska Munaasibada 18ka May Oo Baaq Udiray Shacabka Gobolka Saaxil
May 10, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Gudidaa Qabaqaabada xuska 18ka may ayaa baaq udirays ahacab weynaha ku dhaqan Gobolka Saaxil iyaga oo ugu baaqay inay udiyaar garoobaan xuska maalintaas qaran iyaga oo dareenkooda wadaninimona muujinaya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan
https://www.youtube.com/watch?v=EPHqA53UzlI