berberatoday.com
Sucaad Carmiye Oo Naqdiday Sawirkii Madaxwayne Muuse La Galay Wasiirada Somaliya.
August 17, 2019 - Written by admin

Hargaysa(BErberatoday.com)-Sucaad Carmiye Odowaa oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa naqdiday sawiro dhawaan

madaxwaynaha Somaliland iyo Xubno wasiiro ah oo ku sugnaa xajka ay la galeen wafdi ka socday dawlada Somaliya oo ay ku kulmeen Xajka.

Sucaad ayaa sawirkaasi ay wada galeen madaxwayne Muuse Biixi iyo Wasiiro ka socda Somaliya ku tilmaamtay mid aan haboonayn ” Madaxdu way kala duwantahay qiyam kala duwan bayna leeyihiin, madaxwaynuhuna masiirkii Somaliland buu madaxa ku sidaa, meeshuu istaagaba waa sawirkii Somaliland markaa anigu ma hubo sawiradani inay sax yihiin laakiin dad badani waxay leeyihiin may ahayn maqaamkiisii, dadkaana  dagaal baaba inaga dhaxeeya sidaad ogtihiin, dagaalkaasi oo ah mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedba, sidaa daraadeed waxay ahayd inaan sawirkaasi lagelin, khaasatana raga sawirka lala galay waa ragii albaabwalba in laga soo xidho Somaliland doonayay” ayay tidhi Sucaad Carmiye oo la hadashay Telefishanka Sahan. 

Sawirkan uu madaxwayne Muuse Biixi la galay wasiirada Somaliya ayaa aad loogaga dooday baraha bulshada, waxaanu noqday sawirkii todobaadkan ugu hadalhaynta badan Somaliland.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews