berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xisbiga Kulmiye Oo War Ka Soo Saarey Mooshinkii Xisbiyada Ee Saaka Baarlamaanku Laalay
August 17, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ka Hadley mooshinkii ay saaka golaha wakiilada Somaliland ay laaleen ee ku saabsanaa doorashooyinka

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ka go,aan gaadhista mooshinkaasi  uu  yahay mid u yaalay golaha isla markaana ay go,aanka golaha  mar walba soo dhaweynayaan ka xisbi ahaan

Sidoo kale xisbiga Kulmiye ayaa cadeeyey in kominshanku noqon doono 7 xubnood mar hadii ay baarlamaanku diideen mooshinkii 9 ka xubnood lagaga dhigaayey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/V6FRxWlcrQ8?t=38

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews