berberatoday.com
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Somaliland Ee Magaalada Jidah!
August 18, 2019 - Written by admin

Jeddah(BErberatoday.com)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Waftigii Uu Hogaaminayay ee ku sugana Dalka Sucuudi Arabiya ayaa maanta kulan la qaatay jaaliyada reer somaliland ee ku Dhaqan Magaalada Jidah,

Kulanka oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada reer ee ku dhaqan Magaalada Jidah, kaasi oo ahaa mid ay isku xog waraysanayeen Waftiga Madaxwaynaha iyo Jaaliyadu.

Wafti madaxwaynaha somaliland ayaa warbixin jaaliyada Kasiiyay xaalada dalka iyo sidii loogu soo dhaweeyay Xajka,

Madaxwayne biixi oo madashan ka hadlay ayaa ku dheeraaday xaalada dalka iyo waxa u qabsoomay xukuumadiisu intii ay talada dalka haysa iyo waxyaabaha uqorshaysan,

Dhanka kale Madaxwaynaha somaliland ayaa Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan magaalada jidaha ee dalka sucuudi arabiya usoo jeediyay in ay ka qayb qaataan Maalgashiga dalka iyo sidii ay dadaal dhinacooda ugu gali lahaayeen Xidhiidhka jsl Iyo beesha caalamka.

Xubno ku hadlayay afka jaaliyada ayaa iyagu dhinacooda madaxwaynaha iyo waftigiisa uga mahad celiyay warbixinta ay kasiiyeen xaalada dalka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews