berberatoday.com
Ururka Kubadda Cagta Wadamada Aan La Aqoonsan Ee CONIFA Oo Shaaciyay Inaan Somaliland Lagu Qaban Doonin Ciyaarihi 2020
August 19, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka kubadda cagta CONIFA ee waddamada aan la aqoonsan ayaa shaaciyay in aanay Somaliland ku qaban doonin ciyaaraha sannadka 2020 oo markii hore qorshuhu in ay Somaliland martigaliso.

CONIFA, ayaa tallaabadan ku sababaysay arrimo farsamo iyo weliba arrimo la xidhiidha martigelinta.

qoraal ay soo saareen ayaa u dhignaa sidan.

”Way ka xuntahay `CONIFA in ay ku dhawaaqdo in ciyaaraha adduunka CONIFA ee 2020 aan lagu qaban doonin Somaliland . 
Tan waxa sababay arrimo farsamo iyo arrimo la xidhiidha marti gelinta tartanka. Baadhitaan baa hadda socda sidii loo heli lahaa beddelkii martigelinta”

Xeel-dheerayaal ka socda CONIFA ayaa hore u yimi Somaliland si ay qiimayn ugu sameeyaan in Somalialnd awood u leedahay martigelinta tartankaasi.

Linkagan Ka Akhriso Warkan Oo Lagu Daabacay Website Ay Conifa Leedahay

http://www.conifa.org/en/2019/08/18/conifa-sportsbet-io-world-football-cup-2020-announcement/?fbclid=IwAR2kNrIwwkGIMGDEr8gWd7LheDaj5gLrH_tY7WjcoE4UJ1C_WnqrGj7OQ6E

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews