berberatoday.com
Farmaajo Iyo Geelle Oo Ka Tashaday Masiirka Badda Cas
August 20, 2019 - Written by admin
Farmaajo & Geelle Oo Ka Tashaday Masiirka Badda Cas

Jabuuti(BErberatoday.com)-Madaxweyneyaasha Dawlada Xamar iyo Jabuuti Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo kulamo ku leh magaalada Jabuuti ayaa sheegay in arrimaha ay lafagurayaan ay ka mid tahay qorshaha Geeska Afrika ku wajahayo mustaqbalka Badda Cas maaddaama ay dalalka Carabtuna dhankooda ka wadaan qorshe ku aaddan Badda Cas.

“Waxa laga hadlayaa Istaraatiijaddii Badda Cas loogu Talo-galay si Amnigeeda loo xoojiyo, dhinaca Carabta dhaqdhaqaaqyo badan ayaa jira, Ururro ayaa la dhisayaaa. Annaguna Haddaanu nahay Gobolka Geeska Afrika inaanu ka wada xaajoono oo aanu diyaar-garowno, Habkeediina meel u dhigno ayay labada Madaxweyne ka wada xaajoon doonaaan…” Sidaas ayuu yidhi, Wasiirka Arrimaha dibedda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf oo faahfaahinayay arrimaha ay falanqaynayaan Geelle iyo Farmaajo.

Somaliland ayaa hore uga digtay qorshe dalalka Geeska Afrika iyo waddamada Khaliijku ku doonayaan in ciidamo ilaaliya loogu sameeyo Badda Cas. Somaliland ayaa aamminsan in ay door muhiim ah ku leedahay arrinta Badda Cas oo ay aag baaxad leh kaga fadhido mana cadda in Geelle iyo Farmaajo kaligood ka arrinsan doonaan iyo in ay ka talo gelin doonan Somaliland.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews