Xisbiga Ucid Oo Wasaarada Maaliyada Ku Eedeeyay Cashuur Sharci Daro Oo Ay Dul Dhigtay Shacabka H
August 20, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga ucid ayaa ayaandaro ku tilmaamay xukuumada somaliland iyo wasaarada maaliyadu kala garan waydo dadka ay cashuurta saarayso balse aad moodo in maraykan u haystaan dadka aycashuurta ka qaadayaan
Xisbiga ucid ayaa cashuuraha xaddhaafka ah ee wsaarada maaliyadu ay tahay golahii wakiilada oo aan jirin wax shaqo ahna u haynin umada