berberatoday.com
Xisbiga Waddani Oo Ku Baaqay Inuu Is Casilo Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland
August 24, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa ugu baaqay taliyaha ciidamada qaranka somaliland sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani inuu is casilo.

Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa fariin uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu madaxweynaha somaliland ku eedeeyey inaanu damacsanayn inuu xil ka qaadis ku sameeyo taliye Nuux Taani.

Gudoomiye Dhamme ayaa sheegay inaan la eegan Karin furfur uu sheegay inuu ku yimid ciidamada qaranka somaliland waxaanu yidhi

“Nuux Taani waa in uu iscasilaa, haddi aanu jirin garaad hoggaamineed iyo garasho madaxweyne oo lagu ruqseeyaa, shacab ahaan lama sii eegan karo burburka iyo furfuranka ciidankeenna qaranka. Muddo kooban waxa gacantii Somaliland ka baxay dhul weynaha Sanaag bari. Dub u habayn, dardargelin iyo dawladnimada in la dhaafiyo Togdheer, waa lama huraan inna hortaal. Caarre, ciidanka baxay, guuxa iyo saluugga jiraa waa run qadhaadhe halla aqbalo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews