berberatoday.com
In Kabadan 60 Ruux Oo Ku Nafwaayay Daadka Roob Mahiigan Oo Qeybo Dalka Sudan Kamida Ka Da,ay
August 26, 2019 - Written by admin

Khartoum(Berberatoday.com)-Roobab iyo daadad ayaa 62 ruux ku dilay dalka Suudaan, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dawladda.

Roobab mahiigaanno ah ayaa ka da’ayay Suudaan tan iyo billawgii bishii Luulyo, arrintaas oo saamaysay qiyaastii 200,000 oo ku kala sugan 15 gobol. Gobolka White Nile ee ku yaalla koonfurta dalkaas ayay waxyeellada ugu badan gaartay.

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in 37,000 oo guri ay burbureen ama waxyeello soo gaartay iyadoo la filayo in daadad hor leh dhacaan.

Wakhti roobaadka ayaa socda tan iyo dhammaadka bisha Oktoobar

 

Sources News BBC=Somali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews