Wasiir Faratoon Oo Sheegay Inuu Mararka Qaar Weji Gabax Kala Kulmo Xogta Is Khilaafsan Ee Somaliland
August 26, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibda ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa sheegay in xogta qaranka Somaliland ee kala duwan ay tahay mid aan isku habaysanayn oo is burinaysa taasina ay sababtay wajigabax marar badan masuuliyiinta xukuumada ay kala kulamaan dadka ajaanibka ah ee ay u sharaxayaan xogta dalka. Wasiirka oo dalka ku soo laabta oo furaayay shirka midaynta xogta guud ee dalka oo ay ka soo xaadireen