Nin Xaaskiisii Furay Kadib Markii Ay Xanjo Isku Khilaafeen !
August 26, 2019 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Waa arrin aad u layaab badan oo sababtay in lammaane nolosha waddaagaa ay ku kala tagaan isla markaana sababta furniinkoodu uu noqdo Xanjo yar.
Dhacdadan aadka u layaabka badan ayaa waxa ay ka dhacday Magaalada Lakanhu ee gobolka Baradesha ee dalkaasi Hindiya.