“Madaxwayne Muuse Ka Yeeli Mayno Inuu Baabiiyo Tacabkii Madaxwaynayaashii Ka Horeeyay”Jaamac Shabeel.
August 30, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii hore ee golaha dhexe kulmiye jaamac shabeel ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo sheegay in aanay madaxwayne biixi ka yeelayn in uu baabiiyo tacabkii madaxwaynayaashii ka horeeyay iyo kulmiye ahaan kii ay galeen