Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Xaqiijisay Duqaymo Dad Shacab Ahi Ku Nafwaayeen Ay Ka Gaysteen Magaalada Cadan.
August 31, 2019 - Written by admin
Dubai(Berberatoday.com)-dawlada emaaraadka carabta iyo isbahaysiga ay hogaamiyaan ayaa maalmihii udanbeeyay weeraro ka gaysanayay magaalada cadan ee dalka yemen oo wakhtigan ku hawlan in ay ka go,do dalka yemen.
Emaaraadka ayaa cadeeyay in ay weeraro ka gaysteen gudaha magaalada cadan