Daawo Muuqalka”Suldaan Sheegay In Madax-dhaqameedka Somaliland Ay Luminayaan Ixtiraamkii Bulshadu U Haysay!
September 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Salmaan oo kamid madax dhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo dhawaaqa colaada xanbaarsan ee kasoo yeedhaya qaarkamida madaxdhaqameedka gobolada bari
Sidoo kale suldaan salmaan ayaa sheegay in madaxdhaqameedka Somaliland lumiyeen ixtiraamkii ay uhaysay bulshada taasi oo ay keentay hadalada ay warbaahinta marinayaan oon looga baran bahda dhaqanka