Daawo Muuqalka”Eng, Maxamed Xaashi Cilmi Oo Haayadaha Un-ta Iyo Kuwa Caalamiga Ku Eedeeyay In Ay Somaliland Ula Dhaqmayaan Sidii Maamul Goboleedka!
September 2, 2019 - Written by admin
Hargaysa(Berberatoday.com)Eng Maxamed Xaashi ilmi oo ka hadlayay heshiis shalay ay kala sexeexdeen somaliyaiyo midowga yurub kaasi oo mashaariic lagaga fulinayo berbera iyo muqdisho
Eng maxamed xaashi ayaa haayadaha caalamiga ku eedeeyay in ay iyagu somaliya ku kasbayaan kana cadaadinayaan Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan