Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo gaadhay dalka Jabuuti ayaa waxaa si balaadhan u soo dhaweeyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle una qaabilay.
Berberatoday.com