berberatoday.com
“Guud Ahaan Xukuumada Kulmiye Tan Iyo Tii Horeba Waxaanu Leenahay Ha Ku Galina Taariikhda Kulmiyow Xisbigii Qoomu Luudka Taageeri Jiray”Yuusuf Shaacir”Daawo Muuqal
September 4, 2019 - Written by admin

“Guud ahaan xukuumada Kulmiye tan iyo tii horeba waxaanu leenahay ha ku galina Taariikhda Kulmiyow Xisbigii Qoomu Luudka taageeri jiray”

Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdule (Shaacir) oo ka hadlayay Xarunta Dhaqanka Hargeysa ayaa ku dhaliilay Xukuumada in ay wax ka qaban waayeen ficilo ay ku kacday xaruntaasi oo ay kamid yihiin marti galin ay u fidisay Wiil reer Botoswaana ah oo la sheegay in uu u Ololeeyo dadka isku Jinsiga ah Abwaanka ayaa u waramayay Telefishanka Eryal, balse Xarunta oo hore wax looga waydiiyay arintaasi ayaa sheegtay Wiilka ay soo casuumeen in ujeedadoodu ahayd uun in uu soo bandhigo Filin uu ka sameeyay Botoswaana ee aanay shakhsiyadiisa aad u baadhin.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews