Daawo Muuqalka”Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Abaalmarino Qaaliya Gudonsiiyey Ardeydii Kaalmaha Hore Gashay
September 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin ayaa waxaa ay maanta hadiyado qaali ah ay siyeen 10 ardey ee ugu sareeyey dusiyada Nuuradiin .
Munaasibadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudomiyaha xisbiga UCID , hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani , aqoon yahan iyo marti sharaf kale
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan