berberatoday.com
Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Marxuum Maxamed Mursi Oo Wadne Istaag Ugeeriyooday
September 5, 2019 - Written by admin

Cairo(Berberatoday.com)-Warbaahinta Masar ayaa tebisay in uu wadne xanuun ku soo booday uu u geeriyooday, Cabdallah Maxamed Mursi, oo ahaa ka ugu yar wiilasha uu dhalay Madaxweynihii hore ee Masar, Maxamed Mursi.

Warbaahinta iyo bogaga kuwa bulshadu ku xidhiidho ee internet-ka ah oo u janjeedha dhanka ururka Ikhwaan Al-Muslimiin ayaa sheegay in Cabadallah Maxamed Mursi uu ku dhintay Isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaal degmada Xadaa’iq Al-Ahraam ee gobolka Al-Jiisa.

Sida ay wararku sheegeen wiilkaa uu dhalay madaxweynihii hore isaga oo baabuur wata ayaa si lama filaan ah wadne xanuun ugu soo booday dhakhaatiirtuna way badbaadin kari waayeen.

Geeridiisa ayaa imaaneysa xilli bishii Juun uu aabihiis Maxamed Mursi uu geeriyooday xilli uu ku sugnaa maxkamad ku taalla magaalada Al Qaahira.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews