Hogaamiye Xirsi Oo Ka Dareen Celiyay Kulan Lagu Gorfaynayay Buugiisii “Miyiga Ilaa Madaxtooyo”!
September 7, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ee wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa dareen celiyay kulan akhriseed lagu lafo gurayay buugiisii miyiga ilaa madaxtooyo ee xamaasada balaadhan dhaliyay wakhtigii uu soo bandhigay.
