berberatoday.com
Haweenaydii Soosaraha Ka Ahayd Barnaamijkii Haweenka Balwadaha Leh Ee Horyaal Tv Hordhiciisa Laga Baahiyay Oo Shaqo Dawladeed Oo Ay Haysay Laga Eryay
September 8, 2019 - Written by admin


Hargeysa(Berberatoday.com)-Sagal Sheikh Abdurahmaan Ahmed Oo Ka Tirsnayd shaqaalaha Wargeyska Dawlada ee Dawan Media Group Ayaa Shaqada Laga Joojiya Warqada Shaqo Joojinta Laguma Cadayn Sababta Shaqada Looga Joojiyay.

Sagal Ayaa Todobaadkii Hore Barnaamijka Hage Oo Ay Iyadu Soo Saare Ka Tahay Kana Baxa Tvga Horyaal oo ay dhinaca warbaahinta Muuqaalka ah kula shaqayn jirtay Waxaanay muuqaalkaas Ka Sii Daysay Haweenka Leh Balwadaha Sida Qaadka,Sigaarka, Iyo Badeecada.

waxaana Ku Saxeexan Warqada shaqada lagaga eryay Sagal Sheekh Cabduraxmaan Axmed Tafatiraha guud ee wargaysa Dawn Axmede Maxamed Saleebaan.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews