Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Oo Markii U Horeysay Ka Qeyb Galaya Shirka Golaha Guud Ee Qaramada Midoobay
September 8, 2019 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay sanadkan ka qeyb galaya Shirka Golaha Guud ee loo dhan yahay Qaramada Midoobey dhacaya dhamaadka bishan September.
Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa xaqiijiyay in Madaxweynuhu uu sanadkan ka qeyb galayo shirka Qaramada Midoobey.