Garyaqaan Siciid Magaalo Siraad Oo Kamid Ahaan Jiray Maareyayaashi Hawlaha Maraakiibta Somaliya Oo Filaaqeyn Ku Sameeyay Shaqada Wakiilada Maraakiibtu Hayaan
September 8, 2019 - Written by admin
Anigoo ah Garyaqaan Siciid Abdilhi (Jamac magaalo siraad ) kana mid ah mareyayaashi Hawlaha marakibta somali Shipping Agency Berbera .
Wakaladani waxay wakiil ka ahaan jirtay gadiidka badda , wakaladani waxa ay xidhantay 1993 taaso u dhaxayn jirtay gadiidka badda ama marakibta iyo gacansatada , waxanay hoos tagi jirtay Dawlada waana dakhli ka maqan qaranka wixii ka danbeyey 1993 oo ay ganacsatadii gacanta ku dhigeen, marba marka ka danbaysa awoodoodi sii badanaysay, manta waxa marayaan in awoodi maroorsadaan oo waxay doonan ka qaadan ganacsata ay alaabtoda masuulka uga yihiiin, iyo nimankii ganacsatada waaweyn ahaa oo yeeshay wakiilada taaso aanu dhigayn xeerka gadiidka badda in gacacsadihii alaabta lahaa uu wakiil’na ka noqdo Alaabtisi , mar marka qaarna ay dhaco in alaab u laaha u ka damage garowdo markabka dabadedna uu xayiro markabkii taaso aanay cidi u dhaxayn markabkii iyo ganacsadihii , halkaa ay ka timaado in uu gadiidki waaayo cid u dacwoota .