Daawo Muuqalka”Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka Ah Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasaarada Waxbarashada Iyo Siday Umaamushay Deeqdii Waxbarasho!
September 9, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulayaasha dugsiyada gaar loo leyahay oo maanta shir iskugu yimid ayaa cabasho xoogan ka muujiyay cadaalad daro ay wasaarada waxbarashadu kula kacday iyadoo gabi ahaanba deeqdii waxbarasho ee ardayda dala ka reebtay dugsiyada gaar loo leeyahay,