Ciidamada Putland Ee Ku Sugan Badhan Oo Gacanta Ku Dhigay Gudoomiye Kuxigeenkii Somaliland Ugu Magacawnaa Gobolka Badhan
September 11, 2019 - Written by admin
Badhan(Berberatoday.com)-Ciidamada Puntland ee Gobolka Badhan ayaa maanta hareereeyey xaafadda guddoomiye kuxigeenka Badhan Gobolka badhan ugu magacaaban Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Muuse Suldaan Suus.
Goobjoogayaal ayaa ii sheegay in guddoomiye kuxigeenku oggolaaday in uu Puntland wada hadal lagalo iyadoo uu hadda iyaga la joogo.
Puntland ayaa xoogga saaraysa gobolka Sanaag.