Daawo Muuqalka”Bandhiga Buuga Geedigii Abwaan Abdi Qays Oo Hargaysa Lagu Daah Furay
September 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Bandhiga buug laga qoray abwaan cabdi qays ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada madasha buuga Geedigii Abwaan Cabdi Qays ayaa waxay kulmisay badi haldoorka Somaliland abwaano, fanaaniin, siyaasiyiin iyo boqollaal kamida shacabka reer Somaliland.