Madaxweyne Muuse Biixi Oo Guurtida Dib Ugu Soo Celisay Mid Ka Mid Ah Labada Xubnood Ee Ay U Xuleen Ka Mid Noqoshada Guddiga Cusub Ee Doorashooyinka
September 14, 2019 - Written by admin
hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa shirgudoonka golaha guurtida dib ugu soo celiyay mid ka mid ah laba xubnood oo uu guddoomiyaha golahaasi Saleban Maxamuud Aadan u gudbiyay si ay uga mid noqdaan guddiga cusub ee doorashada.
