berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali ShireI Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay! H
September 15, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay arimo bulshada somaliland qabeen dareenkooda!

Sidoo kale Wasiir Sacad ayaa shaaciyay in xukuumadu mamnuucayso lasoo dagida gadiidka bidixda ah,

Dhanka kale Wasiir Sacad ayaa bulshada u iftiimayay Lacago sharci daro ah oo wasaarada gadiidku ka qaado dadwaynaha  iyo mawqifa wasaarad maaliyada.

Wasiir sacad muxuu kaga jawaabay hadalhaynta bulshada ee handaraam iyo xidhiidhka xukuumada madaxwayne biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Wareysigan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews