“Maanta Waxay Ahayd Oo Nacasnimo Nagu Ah, In Axmed Mire Ka Maqnaado Munaasibadan”Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
September 16, 2019 - Written by admin
Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi oo ka qaybgalay Xaflada qalin jabinta Ardayda Jaamacada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ka haday arimo dhowr Kuwaasi oo uu si gaar ah xusay khilaafka ka taagan dugsiyada gaar ah iyo wasaarada Waxbarashada isagoo sheegay dugsiyada gaarka iyo jaamacada gaar loo leeyahay In ay u aqoonsan yihiin xarumo Ganacsi.
