berberatoday.com
Burundi Oo Sheegtay In ‘Ciidammo Looga Laayay Soomaaliya’
September 16, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Sabtidii lagu qaaday kolonyo baabuur ah oo ay saarnaayeen ciidammada Burundi xilli ay marayeen inta u dhexeeyso Balcad iyo Muqdisho.

Sarkaal ka tirsan ciidammada Soomaaliya ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in weerarka lagu dilay tiro kamid ah ciidammada Burundi.

Dhanka kale, sarkaal sare oo ka tirsan ciidammada Burundi oo ku sugan magaalada Bujumbura ayaa AFP u sheegay in 12 kamid ah ciidammada Burundi ee nabad ilaalinta u joogo Soomaaliya la dilay halka lix kalena ay weerarka ku dhaawacmeen.

“Nasiib darro 12 kamid ah ciidammadeena ayaa la dilay halka lix kalena ay ku dhaawacmeen weerarkii Sabtidii ay maleeshiyaadka Al Shabaab ku qaadeen xilli ay ciidammada kasoo laabteen howlgal, waxay saarnaayeen kolonyo baabuur ah inta u dhexeeyso Jowhar iyo Muqdisho” sidaas waxaa yidhi sarkaal Burundian ah oo aan magaciisu la shaacin.

Al Shabaab waxay sheegtay inay ka dambeeysay weerarkaas oo ay sheegeen inay ku dhinteen 14 kamid ah ciidammada Burundi.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews