“Garoomadu Maaha In Inanka Uun Muruqa Muujiyo,Ee Waa In Hooyaduna Muruqa Muujisaa”Madaxwayne Muuse Biixi,
September 17, 2019 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland oo maanta xadhiga ka jaray garoonka kubada cagta ee magaalada burco ayaa sheegay in garoomada aan loo dhisin dhalinyarada raga ah ee balse habluhuna ay ku jiraan oo loo baahan in la helo hooyo dhisan