Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Oo Shan Baabuur Oo Ciidan Ugu Deeqay Ciidamada Booliska Somaliland Ee Gobolka Saaxil Ka Hawl Gala,Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Gudoomay
September 17, 2019 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Oo Shan Baabuur Oo Ciidan Ugu Deeqay Ciidamada Booliska Somaliland Ee Gobolka Saaxil Ka Hawl Gala,Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Gudoomay