berberatoday.com
Lammaane Da’doodu Tahay 14 Jir Oo La Isku Doonay Iyo Jahawareerka Ka Dhashay
September 17, 2019 - Written by admin

Cairo(Berberatoday.com)-Dhawaan ayey aheyd markii dalka Masar uu ka dhacay arooskii Lammaanaha ugu da’da yaraa dalkaasi kuwaasoo muddo lix sano ah isa sugayey doonistoodii kadib.

Haatan’se waxa dalkaasi ka dhacday xaflada doonista lammaane aan ka qalanjabin dugsi hoose dhexe kuwaasi oo da’doodu tahay 14 jir, xaflada meherka lammaanahan aadka u da’da yar ayaa waxa aad loogu qaadaa dhigay baraha bulshada, waxa aanay dad badan oo dalkaasi u dhashay dhacdadani ku tilmaameen inay tahay khalad akhlaaqi ah iyo sidoo kale in arrintaasi ay qanuunka ka soo horjeedo.

Mid ka mid ah qaraabada lammaanahaasi oo la hadlay wakaaladda wararka ee Arm News oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay ayaa sheegay in arrintani ay tahay oo kaliya in carruurtaasi isku doonan yihiin, balse arooskoodu uu dhici doono marka ay qaan gaadhaan doonista noocan oo kale ayaa ku soo badanaysa dalkaasi Masar waxa aanay dad badan qayla dhaan u direen madaxda dalkaasi ee arrimaha bulshada ku shaqada leh oo ay ka codsadeen inay wax ka qabtaan dhaqanka noocan oo kale ah ee ku cusub dalkaasi.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews