berberatoday.com
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Masle Oo Ka Tirsan Degmada Ceel-Afweyn.
September 19, 2019 - Written by admin

Ceel-afweyn(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhayaa Degaanka Masle oo ka tirsan degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag ayaa  Sheegaya  Inuu halkaasi ka dhacay dagaal uu dhexeeya labadii beelood ee walalaha ahaa ee mudada dheer ku dagaalamayey degaanada Ceel-afwayn ee gobolka sanaag waxaanu dalkaasi uu bilaamay abaaro salaadii casaar iyadoon laga soo sheegayo dhimasho iyo dhawaac labadaba.

 Degaanka Masle oo ka tirsan degmada ceel afwayn ayaa hadda waxa ku sii qul qulaaya ciidanka qaranka somaliland ee ku sugna degmada Ceel-afwayn ,Inta La Xaqiijiyey Dagalkaasi Waxa Ku Dhintay 6 Qof .

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews