Xukuumada Somaliland oo Xabsiga U Taxaabtay Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Degaanka Boorama
September 20, 2019 - Written by admin
Boorama(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabtay Sadex Xildhibaan oo ka tirsan golaha Deegaanka magaalada Boorama oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen Jabhad lagaga dhawaaqay bariga gobolka Awdal.