Shil Naxdinle Oo Ka Dhacay Xaafada New Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sababay!
September 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shil Naxdinle ayaa galabta ka dhacay xaafada new Hargaysa ee bariga caasimada kadib markii aadhi booyad ahi uu jiidhay meherad wakhtigaasi ay ku sugnaayeen dad badan.
