Maxaad Kala Socotaa Xadiga Miisaaniyada Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland”Aqoonyahan Mustafe Ayaa Sharaxaya”Daawo Muuqal
September 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid Dhalinyarada reer somailand ee dalka wax ku baratay islamarkaana barnaamijka maamul wanaag ku falanqeeya miisaaniyadaha haayadaha dawlada iyo sida loo isticmaalo taasi Bulshada u iftiimisay banaankana keentay sida loo lunsado hantida qaranka,
